+

WarbixinFaarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido.

Faarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido.

Sida muuqata Madaxweyne Farmaajo ayaa wada tallaabo uu afka ku qabanayo halyeygii Soomaaliyeed Qalbi-dhagax ee ogaalkiisa loogu gacangeliyay Itoobiya oo aynu ognahay waxa inaga dhaxeeya.

Arrinkaas waxaa soo baxaya inuu Madaxweyne Farmaajo u wakiishay rag reer ahaan ay is xigaan Cabdikariin Qalbi-dhagax. Raggaas waxaa calan-wadayaal u ah labada nin ee kala ah Faarax Macallin oo ahaan jiray afhayeenkii hore ee baarlamaanka Kenya iyo wasiirka duulista ee Dawladda Federalka Somaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Oomar.

Faarax macallin ayaa la ogyahay inuu si toos ah iyo si dadbanba xoolo gunno ah uga qaato Md Farmaajo Si uu u noqdo afku-dable lagu halgaado cid walba oo dhaliil usoo jeedisa Md Farmaajo iyo maamulkiisa. Taas ayaana keentay inuu kaga hortago Cabdikariin gegida diyaaradaha ee Jomo Kenyata.

Mr Oomaar ayaa laggu soo waramayaa inuu sidii dawaco sumeysan wareegayayo suuqyada iyo dariiqyada Nairobi isagoo mar uun ka rajo qabay inuu indhaha saaro Cabdikariin Qalbi-dhagax. Waxaa la rumeysan yahay in oomaar xambaarsanaa fariin adag oo uu ka waday Md Farmaajo, isagoo qorshahiisu yahay inuu afka qabto Qalbi-dhagax isagoo kaashanaya Md. Faarax Macallin.

Dhinaca kale Cabdikariin Qalbi-dhagax ayaa ballan u qaaday ummadda Soomaaliyeed ee hiil iyo hoo la dhinac istaagtay markii la xiray inuu la wadaagi doono siday wax u dhaceen iyo weliba cid walba oo ku lug lahayd xadgudubkii loo geystay.

Mar haddii arrintu sidaa tahay soo maaha ”Nin ku dilay hadh kuuma jiido”

By Mohamed Hussein Ahmed


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RW Kheyre iyo Xildhibanada Beesha Murusade oo raba in ay damiintaan qoyskii gubay Marxuun Axmad Dowlo
- Sep 24, 2018
Waxaa saacadihii u danbeyay ka socday magaalada Muqadishu olole ay wadaan RW kheyre iyo ...
Cali shucaac oo ka Hadlay Bahdilka Oromada iyo Cagjar ku Hayaan Ogaadeen
- Sep 19, 2018

Wafdi ka soca Aqalka sare Oo loo diray xalinta khilaafka Galmudug oo gaaray dhuusamareeb
- Sep 19, 2018

Calanka Ethiopia oo la badalayo,iyo Amxaarada oo diidan in la badalo
- Sep 15, 2018

Golaha Wasiirada kofur Galbed oo Asixiyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Kismayo ku yeeshen Madaxda Mamul Goboleed yada
- Sep 11, 2018
https://youtu.be/mrwIVLHMvM0
M/Weyne Waare: Wiilku markuu 6 bilood gaaro ayaa lakala ogaadaa inuu fiyowyahay iyo in
- Sep 9, 2018

DAAWO War murtiyeedkii Shirka Kismaayo laga soo saaray oo dhameystiran.
- Sep 9, 2018

Madaxweyne Waare ” Wiilka markuu lix bilood jiro ayaa lakala ogaada inuu jiranyahay iyo inuu fiyoowyahay “
- Sep 8, 2018
https://youtu.be/mrcJ95FU8gE
Daawo Agaasimaha Madaxtooyada Soamliland oo ku dhiira galiyay dhalin yaro wax bartay inee Tahriibaan
- Sep 7, 2018
Agasimaha guud ee Madaxtoyada Somaliland oo ku dhiiga galiya dhin yaro ka qalan jabineesay ...
Madaxweyne Mohamed Abdullahi Faarmajo oo noqday Boorsadii R.W. Dalka Ethiopis Abye Ahmed war bixin
- Sep 7, 2018
Ma jirto Dowlada dowlad kale danteeda ugu adeegto aan ka aheen dowlada Somalia oo ...
Deg Deg Puntland oo Caawa La sheegay in uu Inqilaab ciidan ka dhacay iyo xaalada oo kacsan.
- Sep 6, 2018

Markabkii ugu horeeyay ee Ganacsi oo ee leyihiin Ganacsato Ethiopian ah oo kusoo xirtay Eretarea
- Sep 5, 2018
Markabkii ugu horreeyey ee laga leeyahay Itoobiya ayaa ku xirtay dekadda Musawac ee dalka ...
Madaxweynaha Galmudug Mr Xaaf oo Dowlada Fedralka ku eedyay Burburinta Mamulkiisa
- Sep 4, 2018
https://youtu.be/5wrsouSQaP8
Shirkii Kismaayo: M/weyne Xaaf Halhayska DFS wuxuu Noqday Xaaf ha baxo
- Sep 4, 2018

Daawo Maayarka Magalada Burco oo qarin waayay Cadaalad darada Muuse Biixi
- Aug 30, 2018
https://youtu.be/vewAc6JCXCI ­