+

Wasiirkii hore ee Amniga oo sheegay in Ciidamada Xasilinta aanay sharciyad ku dhisneyn

Wasiirkii hore ee Amniga Xukuumaddii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Ciidamada Xasilinta ee xilligan ka howl gala magaalada Muqdisho aysan sharciyad ku dhisneyn.

Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in qodobka 126aad ee Dastuurka uu ka soo horjeedo dhismaha ciidanka Xasilinta, isagoo xusay in markii hore ciidankan si KMG ah loo sameeyay sanadkii hore.

“Ciidamada loo yaqaan xasilinta sharci kuma shaqeeyaan, ciidan xasilin waa loo baahan yahay, balse wax kasta waxaa kala hagaayo sharciga, haddii Garsoorka iyo sharciga uu xumaado wax hagaagaya malahan, Ciidankaan xasilinta sharciyad malahan, waxayna ka soo horjeedaa qodobka 126-aad ee Dastuurka jiritaanka ciidanka xasilinta, waana waydiinay sharci ma haystaan KMG waaye ayuu dhahay illaa goormee ayeey KMG yihiin”ayuu yiri Xildhibaan C/risaaq Cumar.

Xildhibaanka ayaa si weyn u dhaliilay qaabka ay u howl galaan Ciidamada Xasilinta, isagoo tilmaamay inay muhiim tahay in laga fikiro sharciga ay ku dhisan yihiin, si loo helo ciidan nidaamsan oo si sharci leh ku shaqeeya.

Ciidanka Xasilinta ayaa ka kooban afarta ciidan ee Soomaaliya leedahay, sida Booliska, Nabadsugida, Milateriga iyo Asluubta, waxaana ciidanka Xasilinta ay leeyihiin Talis gaar ah, iyadoo howshooda amniga ku kooban tahay Muqdisho kaliya.


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RW Kheyre iyo Xildhibanada Beesha Murusade oo raba in ay damiintaan qoyskii gubay Marxuun Axmad Dowlo
- Sep 24, 2018
Waxaa saacadihii u danbeyay ka socday magaalada Muqadishu olole ay wadaan RW kheyre iyo ...
Cali shucaac oo ka Hadlay Bahdilka Oromada iyo Cagjar ku Hayaan Ogaadeen
- Sep 19, 2018

Wafdi ka soca Aqalka sare Oo loo diray xalinta khilaafka Galmudug oo gaaray dhuusamareeb
- Sep 19, 2018

Calanka Ethiopia oo la badalayo,iyo Amxaarada oo diidan in la badalo
- Sep 15, 2018

Golaha Wasiirada kofur Galbed oo Asixiyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Kismayo ku yeeshen Madaxda Mamul Goboleed yada
- Sep 11, 2018
https://youtu.be/mrwIVLHMvM0
M/Weyne Waare: Wiilku markuu 6 bilood gaaro ayaa lakala ogaadaa inuu fiyowyahay iyo in
- Sep 9, 2018

DAAWO War murtiyeedkii Shirka Kismaayo laga soo saaray oo dhameystiran.
- Sep 9, 2018

Madaxweyne Waare ” Wiilka markuu lix bilood jiro ayaa lakala ogaada inuu jiranyahay iyo inuu fiyoowyahay “
- Sep 8, 2018
https://youtu.be/mrcJ95FU8gE
Daawo Agaasimaha Madaxtooyada Soamliland oo ku dhiira galiyay dhalin yaro wax bartay inee Tahriibaan
- Sep 7, 2018
Agasimaha guud ee Madaxtoyada Somaliland oo ku dhiiga galiya dhin yaro ka qalan jabineesay ...
Madaxweyne Mohamed Abdullahi Faarmajo oo noqday Boorsadii R.W. Dalka Ethiopis Abye Ahmed war bixin
- Sep 7, 2018
Ma jirto Dowlada dowlad kale danteeda ugu adeegto aan ka aheen dowlada Somalia oo ...
Deg Deg Puntland oo Caawa La sheegay in uu Inqilaab ciidan ka dhacay iyo xaalada oo kacsan.
- Sep 6, 2018

Markabkii ugu horeeyay ee Ganacsi oo ee leyihiin Ganacsato Ethiopian ah oo kusoo xirtay Eretarea
- Sep 5, 2018
Markabkii ugu horreeyey ee laga leeyahay Itoobiya ayaa ku xirtay dekadda Musawac ee dalka ...
Madaxweynaha Galmudug Mr Xaaf oo Dowlada Fedralka ku eedyay Burburinta Mamulkiisa
- Sep 4, 2018
https://youtu.be/5wrsouSQaP8
Shirkii Kismaayo: M/weyne Xaaf Halhayska DFS wuxuu Noqday Xaaf ha baxo
- Sep 4, 2018

Daawo Maayarka Magalada Burco oo qarin waayay Cadaalad darada Muuse Biixi
- Aug 30, 2018
https://youtu.be/vewAc6JCXCI ­