+

Dharbaaxo labaad oo Ku dhacday dalka ugu yar geeska afrika ee DJabuuti.

Dharbaaxo labaad oo Ku dhacday dalka ugu yar geeska afrika ee DJabuuti.

Maxakamad Ku taalla dalka UK ayaa xukuntay In heshiiskii Shirkada DP World kula wareegtay dekada dooraale yahay mid sharci ah oo taagan.

Maxkamadda caalamiga ah ee dhex-dhexaadinta ee magaalada London ee London Court of International Arbitration (LCIA) ayaa go’aan ka gaartay kiiskii ka dhaxeeyay dowladda Jabuuti iyo shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka Carabta.

Maxkamadda ayaa sheegtay in heshiiskii ay DP World kula wareegtay maamulka dekedda Doraleh ee Jabuuti, oo markii dambe dowladda Jabuuti ay ka baxday uu yahay mid “sharci ah, oo weli taagan”

Dowladda Jabuuti ayaa maamulka Doraleh kala wareegtay DP World bishii Febraayo, kadib muran soo socday illaa sanaddii 2012. DP World ayaa arrintaas ku tilmaamtay mid sharci-darro ah.

“Maxkamadda LCIA waxa ay xukuntay in heshiiska Doraleh uu yahay mid sharci ah oo taagan” waxaa sidaas lagu yiri bayaan kasoo baxay qeybta warbaahinta ee dowladda Dubai, oo aan sheegin goorta go’aanka la gaaray

Maamulka taagta daran ee Magaallaadda Muqdisho ayaa hore dhabarka uga toogtay taliska gabalkiisu dhacay ee jabuuti, oo hada u Muuqda mid go,doon ah oo la faquuqay.


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Maqaal: Xilalka “DF” Waxaa Lagu Qeybsaday 4.5 Canshuurtana Waxaa 
- Aug 19, 2018
Markaan arkay xaaladda ka taagan Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha. Markaan arkay cabashada bulshada ...
Galmudug Oo Askar Jabhada ONLF ka t irsan U dhiibtay Gumaysiga Itoobiya
- Aug 11, 2018

War dag dag ah Shirkada DP Word ee laga leeyahy Imaraatka Carabta oo lagu eedeyay inee Sun ku aastay Ber bera
- Aug 11, 2018
https://youtu.be/0qdiK6b4Mls
Wareysi:Madaxweynaha Cusub DDSI Ahmed Abdi Mohamed oo wareesigii ugu horeeyay bixiyay
- Aug 6, 2018
https://youtu.be/Y_q3ZWv8o-o  
Daawo Meydad iyo dhaawacyo yaal Maqaaxi ku taal MUQDISHO oo Qarax xoogan uu kadhacay
- Aug 5, 2018
https://youtu.be/n9W2tKVxcDo
Daawo ku xigeenka Raisal Wasaraha Somalia oo qiray in reer Moqdisho eesan heesanin wax nabad la yiraa
- Aug 4, 2018
https://youtu.be/_zLqRKIZmsQ  
Ethiopia oo Coldoon loo Gacan galnayo Sidii Qalbi dhagax
- Aug 2, 2018

Dharbaaxo labaad oo Ku dhacday dalka ugu yar geeska afrika ee DJabuuti.
- Aug 2, 2018
Dharbaaxo labaad oo Ku dhacday dalka ugu yar geeska afrika ee DJabuuti. Maxakamad Ku taalla ...
Dowlada Ethiopia oo dalbatay in loo soo gacan galiyo Samafale Cabdi.Maalik Muuse Coldoon
- Aug 2, 2018
https://youtu.be/IhdvnHa9Ffs
Dowlada Jabuuti oo Si Kulul Ugu Hadashay Hadal Farmaajo Taageero Ugu Muujiyay Eretria
- Aug 1, 2018
War-saxaafadeed kasoo baxay Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya ayaa loogu hadlay hadalkii dhawaan kasoo yeeray ...
Daawo Wiil Somali ah oo si bareer ah gaari u jiirsiiyeen Ciidamo ka tirsan Saudi Arabia
- Aug 1, 2018
Ciidamado ka tirsan kuwa Saudi Arabia oo si bareer ah gaari u juirsiiyay Wiil ...
Balanbale:MW,Ku Xigeenka Galmudug Carabey oo Fowdo Ka wada Deg.Balanbale
- Jul 31, 2018

Garoowe: Kheyre Ma loo soo dhaweyn doonaa sidii Farmaajo Mise Sidii Xasan Sheekh?
- Jul 29, 2018

Daawo soo dhaweyntii Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisii Ee Eritrea
- Jul 28, 2018

Madaxweynaha JFS oo Booqasho ku Tagi doona Asmara Eritrea
- Jul 28, 2018