+

Arimaha Bulshada

DHAGEYSO: Dagaalka GALMUDUG & Puntland u dhaxeeyo & Labada maamul oo gurmad dirayo

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saakay aroortii ka qarxay deegaanka Jeexdin oo ku yaalla duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Continue Reading »

Qeybta Arimaha Bulshada

Musharaxiinta Qooto Qootoda ah iyo kuwa Xaqiiiqda ah {Qormo Taxane Ah}

Lix toddobaad ka yar ayaa ka harsan xiliga doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, oo la filayo in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. Ku dhawaad 20 Musharax iyo

Continue Reading »

Arimaha Bulshada Archives

Wararkii ugu dambeeyay Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne& Dhaawacyo ka dhashay
- Sep 25, 2016
Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Khasaaraha ka dhashay qarax Bam gacmeed oo xalay lagu tuuray halka loo yaqaan Buundo weyn oo ka tirsan Magaalada Baledweyne, xilli halkaasi ay ...
DHAGEYSO:- Al-shabaab oo GAADIIDKII Ceel-Cadde ka Qafaasheen ku weeraray SALDHIG weyn & Khasaaro ka dhashay
- Sep 17, 2016
Col. Warfaa Sheekh Aadan oo ah Afhayeenka Ciidamada Milateriga Dowladda Soomaliya ee Gobolka Gedo oo la Hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Al-shabaab ay u adeegsadeen dagaalkii ka dhacay Degmada Ceel-waaq ...
XOG: C/Welli Gaas oo wadda qorshe uu is badal & isku shaandheyn ugu sameynayo wasiiradiisa
- Sep 17, 2016
Waxaa socdo hadal heyn badan oo ku adan in madaxweynaha maamulka Puntland uu sameeyaa isbedel ku saabsan golaha wasiirada maamulkaasi Puntland. Sida qorshaha uu yahay madaxweynaha Puntland C/Welli Maxamed Cali Gaas ...
Wasiirkii Warfaafinta Kooxda Daacish oo duqeyn lagu dilay & Mareykanka oo ka hadlay
- Sep 17, 2016
Dowladda Mareykanka ayaa sheegatay inay duqeyn dhanka cirka ah ku dishay Wasiirkii Warfaafinta Ururka Daacish, Duqeyntaasi oo ka dhacday meel ku dhaw Magaalada Raqqa ee dalka Syria. War ka soo baxay ...
Midowga Afrika oo bixinaya mushaaraadka Ciidanka AMISOM ee Somalia jooga
- Sep 17, 2016
ka dib kulan ay yeesheen Madax ka tirsan Midowga Afrika ayay ku balan qaadeen in ay bixin doonaan Mushaarka ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM. Waxa ay sheegeen in ay ciidanka AMISOM ...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka GEDO
- Sep 17, 2016
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Gedo gaar ahaah Duleedka Degmada Ceel-waaq ayaa waxa ay sheegayaan Dagaal u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda iyo Dagaalyahano ka tirsan Shabaab in uu halkaasi ka dhacay. Dagaalkan ...
Maxkamadeynta Xaaskii Wadaad Caabud Rogo oo dib loo dhigay
- Sep 17, 2016
Maxkmad ku taalla magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa waxa ay amartay in muddoo todobo maalmood ah xabsiga lagu sii hayo Xaaskii Sheekh Aboud Rogo oo ahaa sheekh aan afkaartiisa ...
Siyaasiyiin Doonaya iney fashiliyaan Shirka JOWHAR oo tagay magaalada Beledweyne
- Sep 17, 2016
Siyaasiyiinta Xisbiyada Is bedeldoonka, ayaa waxay qaarkood gaareen Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyadoona si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Ugaaska Khaliif. Siyaasiyiintan oo ay wehlinayeen Xildhibaano, ayaa waxaa laga ...

Next Page »

Wararkii Ugu Danbeeyay

Al Shabaab Oo Weeraray Fariisin AMISOM Ay Ku Leeyihiin Duleedka Muqdisho
- Apr 24, 2018
Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in Xalay weerar ay ...
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaab
- Apr 23, 2018
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaa Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda, General ...
Markab ay saaran yihiin qalabkii Milatariga Imaaraadka oo ka shiraacday dekeda Muqdisho
- Apr 23, 2018
Markab laga leeyahay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ...
Daawo: Mukhtaar Roobow.Shalay iyo Maanta.
- Apr 23, 2018

Dhalin yaro lagu afduubtay xeebaha Moqdisho
- Apr 22, 2018

Daawo Kaluumeesato lagu la. yahay xeebaha Moqdisho qaar kalena lagu laayay
- Apr 22, 2018
Dowlada Somalia oo aan ka hadleen dhibatada lagu haayo dadka ka kaluumesta xeebaha Moqdisho https://youtu.be/ccjMdp-82JA
Daawo Saudi Arabia oo Kaniisad weyn laga dhisaa ?
- Apr 22, 2018
Dowlada Saudi Arabia oo heshiis lagu hirgalinayo kaniisado laga dhisay dalkeeda la gashay Madax ...
Dag dag Daawo Saudi carabia oo dagal toosa ka bilowday caawa Qasrigii boqorka oo hareeresan
- Apr 21, 2018
https://youtu.be/_ZfebgzAED0
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Horey Loogala Laabtay Dhalshadda Dalka Norway Oo Laga Soo Masaafurinayo Iceland
- Apr 19, 2018
Mahad Abiib Maxamuud oo dalka Norway tegay isagoo 14-jir ah sannadkii 2000 ayaa la ...
Dag dag ciidan lagu Laayay duleedka Muqdisho.
- Apr 19, 2018
Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho koox hubeysan ayaa ...
Madaxweynaha Turkiga oo ku dhawaaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay
- Apr 19, 2018
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay doorasho Madaxweyne iyo mid Baarlamaan oo ...

- Apr 19, 2018
Hay’adda u dooda Xuquuqda Adaanaha ee Human Rights Watch waxay soo saartay War Dheer ...
Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un oo kulmaya
- Apr 19, 2018
    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markii u horeysay xaqiijiyay in wada hadal toos ah ...
Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo ku xirtay Dekeda Muqdisho
- Apr 18, 2018
Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta ayaa shalay ku xirtay Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho, ...
C/wali Gaas “Lacagtii lagu qabtay Muqdisho, 3.6 milyan waxaa loogu tala galay Ciidamada Puntland”
- Apr 17, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in lacagtii 8-dii bishan lagu qabtay ...
Madaxweyne Xaaf: Dekedda Hobyo Ramadaanka markuu Dhamaado ayaan Bilaabeynaa.
- Apr 16, 2018

Dag dag Kooxo Hubeysan Oo Caawa Dilka Geystay Magalada Muqdisho
- Apr 16, 2018
Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa Caawa degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir waxa ay ku ...
Imaaraadka Oo Ku Dhawaaqay Xiritaanka Isbitaalkii Sheekh Zayed Ee Muqdisho
- Apr 16, 2018
Sida lagu daabacay Wareyska Alceyn Imaaraadka ayaa goor dhow ku dhawaaqay  in gabi ahaanba ...
Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Xaafado Ka Tirsan Jowhar
- Apr 16, 2018
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in ...
Dilal Qorsheysan Oo Ka Kala Dhacay Xaafado Ka Tirsan Magalada Muqdisho
- Apr 16, 2018
Gelinkii dambe ee shalay ayaa muqdisho waxaa kooxo hubeysan ay ku dileen Sarkaal ka ...