ENGLISH
DHAGEYSO: Dagaalka GALMUDUG & Puntland u dhaxeeyo & Labada maamul oo gurmad dirayo
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saakay aroortii ka qarxay deegaanka Jeexdin oo ku yaalla duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Qeybta ENGLISH
DAAWO:- R/wasaare Cumar Cabdirashiid oo Dhuunta u galay Xasan Sheekh Kana horyimid Qorshe uu ku heli rabay Xildhibaano badan
R/wasaaraha Soomaaliya ayaa si cad kaga horyimid qorshe uu watay Xasan sheekh oo uu ku doonayay in xildhibaanada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe lagu soo
ENGLISH Archives
Lix toddobaad ka yar ayaa ka harsan xiliga doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, oo la filayo in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. Ku dhawaad 20 Musharax iyo ka badan ayaa la maleyn ...
DHAGEYSO:- Qareenada Soomaaliya oo mar kale Jawaab culus siiyay Kenya, Meeshana ka saaray Been abuurka iyo Boobka lagu dhacayo Badda - Sep 23, 2016
Soomaaliya ayaa maanta mar kale la dhageystay Maxkamada Cadaaladda ee Caalamka waxaana Soomaaliya ay muujisay geesinimo wayn. Qareenada u doodaya Soomaaliya ayaa Maxkamada keenay Jawaabo cad cad oo ay ka keeneen ...
DEG DEG+DHAGEYSO: Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ku dhawaaqay go`aan deg deg ah.. - Sep 23, 2016
Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay fasaxday gaadiidka Xoolaha Nool ka soo qaada meelaha ka baxsan Puntland ee lagu dajinayey maalmihii ugu dambeeyey gudaha magaalada Gaalkayo ee gobalka Mudug. Madaxweyne kuxigeenka ...
TOPNEWS: RW Sharmaake oo Daaha ka rogay arrimo badan oo xasaasi ah - Sep 23, 2016
-Ra`iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo dadweyne kala qeybgalay Kulan lagu gor-feynayay Arrimaha Siyaasada oo su`aalo badan lagu weydiiyey ayaa ka jawaabay su`aalo la xariira arrimaha ...
Somaliland oo si Kulul ugu Jawaabtay Madaxweyne Xasan & Kenya - Sep 23, 2016
Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii madaxweyne Xasan Sheikh ee ahaa inuu kasoo horjeedo heshiiskii DP-World ee dekeda Berbera iyo go’aankii Kenya ee ...
DHAGEYSO: Arinta Badda oo Dab ka dhex shiday Xasan Sheekh iyo R/wasaaraha Xili CC uu si caro leh u haday - Sep 22, 2016
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa Aqalka Madaxtooyada Puntland ku qabtay Shir jaraa’id oo uu uga hadlayo arrimaha Dacwadda Badda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya, wuxuuna si dad badan ugu Jawaabay ...
XOG: Beesha Caalamka Oo Awood Kula Wareegeyso Arrimaha Soomaaaliya! - Sep 22, 2016
Waxaa soo baxaya walaaca ku aadan in dib u dhac ballaaran ku yimaado dooraashooyinka la filayo in sanadkaan 2016-ka ay ka dhacaan Soomaaliya, taasi oo caalamka indhihiisa soo jeedisay. Warar kala ...
AKHRISO: Shaqsi Lama Filaan Looga Baqayo Inuu Noqdo Madaxweynaha Soomaaliya (Waa Kuma) - Sep 22, 2016
Waxaa jirta arrin aaney shacabka Soomaaliyeed aad ugu baraarugsaneyn islamarkaana ku saabsan doorashooyinka la filayo in sanadkaan dalka ay ka dhacaan. Waxaa xilka madaxweyne u taagan musharraxiin badan oo qaarkood xilal ...
Next Page »