+

Waa Imisa Lacagta Kenyaanka kaga qasaartay qaadka ay usoo dhoofin rabeyn Somalia…

 

iyadoo aad loo hadal hayo go’aankii DF ku joojisay qaadka laga keeno dalka kenya ayaa Xildhibaannada Baarlamaanka Kenya ku matala labada Gobol ee laga soo saaro Qaadka Kenya waxaa ay sheegeen in ay khasaareen Boqol Milyan oo Shilinka Kenya ah shalay iyo doraad oo Qaadka Kenya laga joojiyay Somaliya.

Xubnahaan ka tirsan Baarlamaanka kenya ayaa eedda dusha uga tuuray Guddoomiyaha Gobolka Meru, Peter Munya ,kaas oo ay ku eedeeyeen in uu faraha la galay arrimo diblomaasiyadeed oo aan ka mid ahayn shaqadiisa.

Waxaa ay ku sheegeen Mr Peter Munya ,in uusan matalin Kenya,iyo Dadka labada Gobo lee laga joojiyay soo saaridda Qaadka.

Xildhibaannada kala ah Florence Kajuju iyo Kubai Iringo,ayaa waxaa ay Dowladda Somaliya ka codsadeen in ay maqasho codkooda kana qaaddo cunaqabateynta la saaray Jaadkii ay u soo dhoofin jireen Somaliya.

Waxa ay Dowladda Somaliya ka dalbadeen in ay codkooda maqasho una dhaga nuglaato,iyaga oo ku tilmaamay in khalad ay aheyd in Guddoomiyaha Gobolka Meru uu faraha la galo arimo Diblumaasiyadeed.

Waxaa ay sidoo kale baaq deg deg ah u direen Wasiirka arrimaha Dibadda Kenya Amina Max’ed iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta,waxaan ay ka codsadeen in ay ka gaaraan dadka ay noloshooda halista ku jirto ee daga Gobollada qaadka laga soo saaro in loo furo suuqii Jaadka ee Somaliya.

Dowladda Somaliya ayaa shegtay sababta qaadka loo joojiyay inay tahay fara gelin Dowladda Kenya ay ku sameysay arimaha Somaliya.


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Al Shabaab Oo Weeraray Fariisin AMISOM Ay Ku Leeyihiin Duleedka Muqdisho
- Apr 24, 2018
Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in Xalay weerar ay ...
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaab
- Apr 23, 2018
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaa Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda, General ...
Markab ay saaran yihiin qalabkii Milatariga Imaaraadka oo ka shiraacday dekeda Muqdisho
- Apr 23, 2018
Markab laga leeyahay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ...
Daawo: Mukhtaar Roobow.Shalay iyo Maanta.
- Apr 23, 2018

Dhalin yaro lagu afduubtay xeebaha Moqdisho
- Apr 22, 2018

Daawo Kaluumeesato lagu la. yahay xeebaha Moqdisho qaar kalena lagu laayay
- Apr 22, 2018
Dowlada Somalia oo aan ka hadleen dhibatada lagu haayo dadka ka kaluumesta xeebaha Moqdisho https://youtu.be/ccjMdp-82JA
Daawo Saudi Arabia oo Kaniisad weyn laga dhisaa ?
- Apr 22, 2018
Dowlada Saudi Arabia oo heshiis lagu hirgalinayo kaniisado laga dhisay dalkeeda la gashay Madax ...
Dag dag Daawo Saudi carabia oo dagal toosa ka bilowday caawa Qasrigii boqorka oo hareeresan
- Apr 21, 2018
https://youtu.be/_ZfebgzAED0
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Horey Loogala Laabtay Dhalshadda Dalka Norway Oo Laga Soo Masaafurinayo Iceland
- Apr 19, 2018
Mahad Abiib Maxamuud oo dalka Norway tegay isagoo 14-jir ah sannadkii 2000 ayaa la ...
Dag dag ciidan lagu Laayay duleedka Muqdisho.
- Apr 19, 2018
Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho koox hubeysan ayaa ...
Madaxweynaha Turkiga oo ku dhawaaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay
- Apr 19, 2018
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay doorasho Madaxweyne iyo mid Baarlamaan oo ...

- Apr 19, 2018
Hay’adda u dooda Xuquuqda Adaanaha ee Human Rights Watch waxay soo saartay War Dheer ...
Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un oo kulmaya
- Apr 19, 2018
    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markii u horeysay xaqiijiyay in wada hadal toos ah ...
Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo ku xirtay Dekeda Muqdisho
- Apr 18, 2018
Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta ayaa shalay ku xirtay Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho, ...
C/wali Gaas “Lacagtii lagu qabtay Muqdisho, 3.6 milyan waxaa loogu tala galay Ciidamada Puntland”
- Apr 17, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in lacagtii 8-dii bishan lagu qabtay ...