+

DAAWO:- Maxaa keenay inuu badalo Mowqifkiisii hore Xasan Sheekh Maxamuud.? iyo Qodobo laga soo saaray shirkii IGAD

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay Shir Madaxeedkii Urur Goboleedka IGAD oo markii ugu horeysay ay magaalada Muqdisho ku qabtaan shir madaxeedkooda, tan iyo markiii ururkan la aasaasay 1986-kii.

Shirkan ayaa waxaaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynaha Kenya, Madaxweynaha Uganda, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Jabuuti iyo xubno ka socda South Sudan iyo Dowlada Suudaan, iyadoo shirkan ay ka maqan yihiin Madaxweyanayaasha Jabuuti iyo Suudaan.

Shirkan oo ahaa midkii 28-aad ee IGAd ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed ay isku raacaan Madaxdii shirkan ka qeyb gashay, iyadoo War-murtiyeedka ay saxaafada u aqrisay Wasiirada Arimaha Dibada Dalka kenya Aamina Maxamed.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAAL

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya ayaa yeeshay kulan gaar ah oo ay kaga hadleen arimo Dhowr ah

Labada dal ayaa ku heshiiyay in xayiraadda laga qaado qaaadka Kenya, in duulimaadyo toos ah ay ka baxaan Muqdisho ilaa Nairobi oo aan Wajer la marin iyo in Bangiga Kenya Commercial Bank uu xarun ka furto Muqdisho bisha December ee sanadkan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAAL

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdu ay arimo badan kaga cabanaysay dowlada kenya dhamaana haatan arimahaasi laga heshiiyay

Labada dal ayaa sidoo kale ku heshiiyay in la fududeeyo ganacsiga iyo isu socodka labada dal gaar ahaan ganacsiga xadka.

 


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Bariise says:

    Well done igad,but I think good media and education are more important than killing
    ,




Al Shabaab Oo Weeraray Fariisin AMISOM Ay Ku Leeyihiin Duleedka Muqdisho
- Apr 24, 2018
Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in Xalay weerar ay ...
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaab
- Apr 23, 2018
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaa Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda, General ...
Markab ay saaran yihiin qalabkii Milatariga Imaaraadka oo ka shiraacday dekeda Muqdisho
- Apr 23, 2018
Markab laga leeyahay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ...
Daawo: Mukhtaar Roobow.Shalay iyo Maanta.
- Apr 23, 2018

Dhalin yaro lagu afduubtay xeebaha Moqdisho
- Apr 22, 2018

Daawo Kaluumeesato lagu la. yahay xeebaha Moqdisho qaar kalena lagu laayay
- Apr 22, 2018
Dowlada Somalia oo aan ka hadleen dhibatada lagu haayo dadka ka kaluumesta xeebaha Moqdisho https://youtu.be/ccjMdp-82JA
Daawo Saudi Arabia oo Kaniisad weyn laga dhisaa ?
- Apr 22, 2018
Dowlada Saudi Arabia oo heshiis lagu hirgalinayo kaniisado laga dhisay dalkeeda la gashay Madax ...
Dag dag Daawo Saudi carabia oo dagal toosa ka bilowday caawa Qasrigii boqorka oo hareeresan
- Apr 21, 2018
https://youtu.be/_ZfebgzAED0
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Horey Loogala Laabtay Dhalshadda Dalka Norway Oo Laga Soo Masaafurinayo Iceland
- Apr 19, 2018
Mahad Abiib Maxamuud oo dalka Norway tegay isagoo 14-jir ah sannadkii 2000 ayaa la ...
Dag dag ciidan lagu Laayay duleedka Muqdisho.
- Apr 19, 2018
Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho koox hubeysan ayaa ...
Madaxweynaha Turkiga oo ku dhawaaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay
- Apr 19, 2018
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay doorasho Madaxweyne iyo mid Baarlamaan oo ...

- Apr 19, 2018
Hay’adda u dooda Xuquuqda Adaanaha ee Human Rights Watch waxay soo saartay War Dheer ...
Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un oo kulmaya
- Apr 19, 2018
    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markii u horeysay xaqiijiyay in wada hadal toos ah ...
Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo ku xirtay Dekeda Muqdisho
- Apr 18, 2018
Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta ayaa shalay ku xirtay Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho, ...
C/wali Gaas “Lacagtii lagu qabtay Muqdisho, 3.6 milyan waxaa loogu tala galay Ciidamada Puntland”
- Apr 17, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in lacagtii 8-dii bishan lagu qabtay ...