+

MUUQAAL: Farmaajo oo Khudbad uga Hadlay Xaalada Somalia, Sadex Qodob oo Dhaqan Xumo ah Sida xal loogu Heli Karo, S.land, Doorashada & Al-shabaab

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo khudbad u Jeedinayey Qaar kamid ah Jaaliyadaha Soomaaliyeed ayaa Wuxuu siwayn uga hadlay Xaalada Soomaaliya, Wuxuuna  sheegay in dhibaatada Soomaaliya ay soo Bilaabatay 1960-kii, Wuxuuna sheegay in wixii dhacay 1991-kii ay ahaayeen Dhibkii Soomaalidu ay bilaabeen 1960-kii.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, Iyo Sida ugu wanaagsan ee Midnimada Soomaaliya oo dhamaystiran loo Helo, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Dhalinyarada u dagaalamaya Kooxda Al-shabaab, Wuxuuna sheegay inay Nolol iyo Mustaqbal leeyihiin oo loo baahan yahay in Xal loo helo.

Wuxuuna soo bandhigay Sadex Dhaqan-xumo ah oo hada soo baxay  Kuwaasi oo doorashada lagu galo, “Lacagta Doorashada lagu galo waa Hantadii Dawlada iyadoo uu adeegsanayo Qofka Markaasi Kursiga ku Fadhiya,  Qaadhaan Qabiil iyadoo Qofka Musharaxa ah ay Beeshiisu Lacag dul dhigayso iyo Mida Sedexaad oo noqotay Dawladee i Caawinaysa Warqad cad ayaan wataaye, Waxayna taasi keenaysaa inuu Qofkaasi uu Hadhow dawladaasi u Dulays naado, oo ka fogaado Wadaniyad Soomaaliyeed.” 

Wuxuuna Soo bandhigay Sababta ay u sameeyeen Qaadhaan-Qaran, Wuxuuna sheegay inuu yahay midkaasi mid la doonayo in Bulshada Soomaaliyeed ay isku Tashanayso oo ay Iyadu Leedahay.


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Puntland iyo Somaliland Oo Maxaabiis dagaal is dhaafsaday & Ceebta dhacday.
- Jul 19, 2018

Daawo Oromadii oo Ku dhaaraneysa In ay Soomalida Ka sifeyneyso Ethiopia Somali Galbeed.
- Jul 15, 2018

Daawo Mamulka Jubaland oo raacdeeyay Taliyaha guutada 43 oo soo Magacabay Madaxweyne Farmaajo
- Jul 13, 2018
https://youtu.be/tHwBLqFXl9Y
Wasiirkii hore ee Amniga oo sheegay in Ciidamada Xasilinta aanay sharciyad ku dhisneyn
- Jul 11, 2018
Wasiirkii hore ee Amniga Xukuumaddii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay ...
Daawo Ciidamo ka amar qaato Madaxweyne Farmaajo oo dhul boob ka bilaabay degmada Kaaran kuna Amraya Dadka Shacabka ah in Sabar loogoyinkoda kusoo warejiyaan
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/8ZwVKaBT6UA
Daawo qoomiyada Oromada oo mar kale xasuuq u geesatay dad Somali ah
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/HNe1c9lBe9c
Midowga Yurub oo kalsoonidii kala laabtay Dowlada Fedraalka Somalia sababtu mexee tahay aqriso
- Jul 10, 2018
Dowladda hadda jirtaa ee Soomaaliya oo ee hogaaminayo Madaxwyene Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa lagu ...
WarbixinFaarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido.
- Jul 6, 2018
Faarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido. Sida muuqata Madaxweyne Farmaajo ayaa wada tallaabo ...
Ethiopia iyo Qatar & Emirate oo ku Tartamaya Dekadaha Soomaaliya Sida ay Ula-
- Jul 3, 2018

Qalbi dhagax oo sheegay in Maamulka Farmaajo ka dambeeyeen dhiibistii, Abiy Axmedna soo daayey
- Jul 2, 2018

Daawo. Munasabadda 1-da Luulyo ee Muqdisho 2018
- Jul 1, 2018

Daawo Qalbi dhagax iyo Somalida Addis Ababa Sidii Madaxweyne loo soo dhaweeyay
- Jul 1, 2018

Dhagayso:C.kariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo diiday inuu ku Safro pasporka Ethiopia ugu dambeen muxuu ku safray
- Jun 29, 2018
https://youtu.be/0YDn0gEkd4A
DEG DEG. Raisal Wasaaraha Ethiopia Oo ka Badbaaday Qarax iyo Is kuday Dil Addis ababa.
- Jun 23, 2018

Daawo arxan darada dadka Oromada ah koox Oroma ah oo si arxan daro ah u dilayo wiil Somali ah
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/roFBOpr6gcI