+

Siyaasiyiin Doonaya iney fashiliyaan Shirka JOWHAR oo tagay magaalada Beledweyne

Siyaasiyiinta Xisbiyada Is bedeldoonka, ayaa waxay qaarkood gaareen Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyadoona si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Ugaaska Khaliif.

Siyaasiyiintan oo ay wehlinayeen Xildhibaano, ayaa waxaa laga xusi karaa C/weli Sheekh Axmed Maxamed, C/raxmaan C/shakuur Warsame, C/raxmaan Macalin C/laahi (Baadiyow), Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Xildhibaan C/laahi Goodax Barre iyo xubno kale.

Xubnahan, ayaa waxay taggeen hoyga uu Magaalada Baledweyne ka degan yahay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, halkaasoo ay kula kulmeen Ugaaska iyo Odayaal Dhaqameedyo kale.

Waxay sheegeen inay Magaalada Baledweyne u yimaadeen, sidii ay taageero ugu muujin lahaayen go’aanka uu Ugaas Xasan Ugaas Khaliif kaga horyimid ka qaybgalka shirka ka soconaaya Magaalada Jowhar, ee lagu doonaayo in lagu soo dhiso Maamulka Gobolada Shabellaha Dhexe & Hiiraan.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, ayaa dadka reer Hiiraan ku bogaadiyay inaysan marnaba aqbalin shir uu garwadeen ka yahay General Gabre, isla-markaana ay ku sax san yihiin tallaabada ay kaga biyo diidan yihiin inay shir uga qaybgalaan Jowhar.

Xildhibaan C/laahi Goodax Barre, ayaa sidoo kale booriyay go’aanka uu Ugaas Xasan ku diidan yahay inay dadkiisu taggaan Magaalada Jowhar. Xildhibaan Goodax waxaa uu wax aan socon karin uu u arkaa in shirkaasi lagu qabto meel ka baxsan Magaalada Baledweyne.

baledweyne baledweyne5 baledweyne6 baledweyne7 hiiraan3 hiiraan7


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Puntland iyo Somaliland Oo Maxaabiis dagaal is dhaafsaday & Ceebta dhacday.
- Jul 19, 2018

Daawo Oromadii oo Ku dhaaraneysa In ay Soomalida Ka sifeyneyso Ethiopia Somali Galbeed.
- Jul 15, 2018

Daawo Mamulka Jubaland oo raacdeeyay Taliyaha guutada 43 oo soo Magacabay Madaxweyne Farmaajo
- Jul 13, 2018
https://youtu.be/tHwBLqFXl9Y
Wasiirkii hore ee Amniga oo sheegay in Ciidamada Xasilinta aanay sharciyad ku dhisneyn
- Jul 11, 2018
Wasiirkii hore ee Amniga Xukuumaddii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay ...
Daawo Ciidamo ka amar qaato Madaxweyne Farmaajo oo dhul boob ka bilaabay degmada Kaaran kuna Amraya Dadka Shacabka ah in Sabar loogoyinkoda kusoo warejiyaan
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/8ZwVKaBT6UA
Daawo qoomiyada Oromada oo mar kale xasuuq u geesatay dad Somali ah
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/HNe1c9lBe9c
Midowga Yurub oo kalsoonidii kala laabtay Dowlada Fedraalka Somalia sababtu mexee tahay aqriso
- Jul 10, 2018
Dowladda hadda jirtaa ee Soomaaliya oo ee hogaaminayo Madaxwyene Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa lagu ...
WarbixinFaarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido.
- Jul 6, 2018
Faarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido. Sida muuqata Madaxweyne Farmaajo ayaa wada tallaabo ...
Ethiopia iyo Qatar & Emirate oo ku Tartamaya Dekadaha Soomaaliya Sida ay Ula-
- Jul 3, 2018

Qalbi dhagax oo sheegay in Maamulka Farmaajo ka dambeeyeen dhiibistii, Abiy Axmedna soo daayey
- Jul 2, 2018

Daawo. Munasabadda 1-da Luulyo ee Muqdisho 2018
- Jul 1, 2018

Daawo Qalbi dhagax iyo Somalida Addis Ababa Sidii Madaxweyne loo soo dhaweeyay
- Jul 1, 2018

Dhagayso:C.kariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo diiday inuu ku Safro pasporka Ethiopia ugu dambeen muxuu ku safray
- Jun 29, 2018
https://youtu.be/0YDn0gEkd4A
DEG DEG. Raisal Wasaaraha Ethiopia Oo ka Badbaaday Qarax iyo Is kuday Dil Addis ababa.
- Jun 23, 2018

Daawo arxan darada dadka Oromada ah koox Oroma ah oo si arxan daro ah u dilayo wiil Somali ah
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/roFBOpr6gcI