+

DAAWO:- DAMUL-JADIID oo diyaarisay Madaxweynaha Hiiraan iyo Sh/Dhexe iyo Qorshe halis ku ah Xasan Sheekh oo Beesha Xawaadle ay bilowday

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya uu yahay ninka Madaxtooyada u diyaarineyso inuu ku soo baxdo xilka Madaxweynaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe, kaasoo dhismihiisa uu ka socdo magaalada Jowhar.

Ilo wareedyo ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta in Madaxtooyada ay ku qal-qaalineyso in C/risaaq Cumar Maxamed inuu isku sharaxo xilka Madaxweynaha Maamulka labada Gobol ee Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Wararka ayaa intaa ku daraya in laga yaabo in maalmaha soo socda uu is casilo, si uu ugu dhawaaqo Musharaxnimada xilka Madaxweynaha.

Wararka ayaa sheegaya in booqashadii Madaxweynaha uu dhowaan ku tagay Jowhar ujeedkeedu ahaa sidii loo dar dar gelin lahaa dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, ka hor doorashada bisha October.

HALAKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Dhanka kale magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka socda lolo Balaaran oo looga soo horjeedo Qorshaha Xasan Sheekh Maxamuud, qorshahaas oo ay ku biireen siyaasiyiin badan oo qaarkood ay musharaxiin ay yihiin.

HALAKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Sidoo kale waxaa haatan qilaaf uu soo kale dhex galay qaar ka mid ah lafaha beesha Xawaadle, iyadoo arintaas la aaminsanyahay inay ka shaqaysay madaxtooyada Soomaaliya.

HALAKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

 


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Al Shabaab Oo Weeraray Fariisin AMISOM Ay Ku Leeyihiin Duleedka Muqdisho
- Apr 24, 2018
Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in Xalay weerar ay ...
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaab
- Apr 23, 2018
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaa Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda, General ...
Markab ay saaran yihiin qalabkii Milatariga Imaaraadka oo ka shiraacday dekeda Muqdisho
- Apr 23, 2018
Markab laga leeyahay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ...
Daawo: Mukhtaar Roobow.Shalay iyo Maanta.
- Apr 23, 2018

Dhalin yaro lagu afduubtay xeebaha Moqdisho
- Apr 22, 2018

Daawo Kaluumeesato lagu la. yahay xeebaha Moqdisho qaar kalena lagu laayay
- Apr 22, 2018
Dowlada Somalia oo aan ka hadleen dhibatada lagu haayo dadka ka kaluumesta xeebaha Moqdisho https://youtu.be/ccjMdp-82JA
Daawo Saudi Arabia oo Kaniisad weyn laga dhisaa ?
- Apr 22, 2018
Dowlada Saudi Arabia oo heshiis lagu hirgalinayo kaniisado laga dhisay dalkeeda la gashay Madax ...
Dag dag Daawo Saudi carabia oo dagal toosa ka bilowday caawa Qasrigii boqorka oo hareeresan
- Apr 21, 2018
https://youtu.be/_ZfebgzAED0
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Horey Loogala Laabtay Dhalshadda Dalka Norway Oo Laga Soo Masaafurinayo Iceland
- Apr 19, 2018
Mahad Abiib Maxamuud oo dalka Norway tegay isagoo 14-jir ah sannadkii 2000 ayaa la ...
Dag dag ciidan lagu Laayay duleedka Muqdisho.
- Apr 19, 2018
Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho koox hubeysan ayaa ...
Madaxweynaha Turkiga oo ku dhawaaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay
- Apr 19, 2018
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay doorasho Madaxweyne iyo mid Baarlamaan oo ...

- Apr 19, 2018
Hay’adda u dooda Xuquuqda Adaanaha ee Human Rights Watch waxay soo saartay War Dheer ...
Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un oo kulmaya
- Apr 19, 2018
    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markii u horeysay xaqiijiyay in wada hadal toos ah ...
Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo ku xirtay Dekeda Muqdisho
- Apr 18, 2018
Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta ayaa shalay ku xirtay Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho, ...
C/wali Gaas “Lacagtii lagu qabtay Muqdisho, 3.6 milyan waxaa loogu tala galay Ciidamada Puntland”
- Apr 17, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in lacagtii 8-dii bishan lagu qabtay ...