+

WAKIILLO KA SOCDA DAMUL JADIID OO SOO GAARAYA GAROWE .. MAXAY TAHAY UJEEDADOODU?

Waxaa magaalada Garowe soo gaaraya wakiilo ka socda Damuljadiid, kuwaas oo uu soo dirsaday madaxweynaha Soomaaliya ee waqtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh

Ujeedada ugu weyn ee ay wakiiladaan u Garayaan Garowe ayaa ah, inay dhaqaale xoogan ku bixiyaan sidii loo heli lahaa Xildhibaano u Codeeya Xassan Sheekh iyo inay horudhac u noqdaan safarka Xasan Sheikh uu ku imaanayo Puntland.

HALKAAN RIIX EE DAAWO MUUQAALKA

Xasan sheekh iyo Madaxweyne Gaas Waxaa ka dhaxeeya is Fahan siyaasadeed Si xasan mar labaad ugu Guulaysto Xilka Madaxweyne.

 

Wakiiladan waxa ay bilaabi doonan inay gallaangal xoogan ka dhex bilaabaan odayaasha ergada ee soo xulaya Baarlamanka si Ay usoo xulaan Baarlaman u Codeeya Xasan Sheekh

 

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa dadaal xoogan iyo dhaqaale adag ku bixinaya sidii uu saamayn ugu yeelan lahaa xildhibaanada aqalka hoose ee Puntland ka imaanaya, si uu u helo xildhibaano reer Puntland oo codka isaga ugu shubo marka doorashada la gaaro Arintaas waxaa si weyn ugala shaqaynaya Madaxweyne Gaas.
Madaxweynaha Puntland C/weli Ali Gaas Qorshihiisa Koowaad ayaa ah inuusan xilka madaxweynaha somali ku guulaysan siyaasi kasoo jeeda Puntland si uusan u waayin Awoodiida uu ku leeyahay siyaasada Somaliya

 

 

Dhawaan ayuu Madaxweyne Xasan kusoo wajahan yahay Puntland, wuxuuna furidoona shir weynaha doorashada xildhibanada aqalka hoose ee heer Puntland, wuxuuu sidoo kale kulamo gaara la qaadan doono isimada Puntland ee Xulufada La Ah Gaas Sida Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo dadka kale ee saamaynta ku leh arrimaha haatan socda xiliga kala guurka.


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Puntland iyo Somaliland Oo Maxaabiis dagaal is dhaafsaday & Ceebta dhacday.
- Jul 19, 2018

Daawo Oromadii oo Ku dhaaraneysa In ay Soomalida Ka sifeyneyso Ethiopia Somali Galbeed.
- Jul 15, 2018

Daawo Mamulka Jubaland oo raacdeeyay Taliyaha guutada 43 oo soo Magacabay Madaxweyne Farmaajo
- Jul 13, 2018
https://youtu.be/tHwBLqFXl9Y
Wasiirkii hore ee Amniga oo sheegay in Ciidamada Xasilinta aanay sharciyad ku dhisneyn
- Jul 11, 2018
Wasiirkii hore ee Amniga Xukuumaddii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay ...
Daawo Ciidamo ka amar qaato Madaxweyne Farmaajo oo dhul boob ka bilaabay degmada Kaaran kuna Amraya Dadka Shacabka ah in Sabar loogoyinkoda kusoo warejiyaan
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/8ZwVKaBT6UA
Daawo qoomiyada Oromada oo mar kale xasuuq u geesatay dad Somali ah
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/HNe1c9lBe9c
Midowga Yurub oo kalsoonidii kala laabtay Dowlada Fedraalka Somalia sababtu mexee tahay aqriso
- Jul 10, 2018
Dowladda hadda jirtaa ee Soomaaliya oo ee hogaaminayo Madaxwyene Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa lagu ...
WarbixinFaarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido.
- Jul 6, 2018
Faarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido. Sida muuqata Madaxweyne Farmaajo ayaa wada tallaabo ...
Ethiopia iyo Qatar & Emirate oo ku Tartamaya Dekadaha Soomaaliya Sida ay Ula-
- Jul 3, 2018

Qalbi dhagax oo sheegay in Maamulka Farmaajo ka dambeeyeen dhiibistii, Abiy Axmedna soo daayey
- Jul 2, 2018

Daawo. Munasabadda 1-da Luulyo ee Muqdisho 2018
- Jul 1, 2018

Daawo Qalbi dhagax iyo Somalida Addis Ababa Sidii Madaxweyne loo soo dhaweeyay
- Jul 1, 2018

Dhagayso:C.kariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo diiday inuu ku Safro pasporka Ethiopia ugu dambeen muxuu ku safray
- Jun 29, 2018
https://youtu.be/0YDn0gEkd4A
DEG DEG. Raisal Wasaaraha Ethiopia Oo ka Badbaaday Qarax iyo Is kuday Dil Addis ababa.
- Jun 23, 2018

Daawo arxan darada dadka Oromada ah koox Oroma ah oo si arxan daro ah u dilayo wiil Somali ah
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/roFBOpr6gcI