+

MUUQAAL QOSOL BADAN: Maxaa qabsaday Gaas, Axmed Madoobe, & Shariif Xasan oo isku dayay in ay galaan Shirkii IGAD ee Muqdisho…

iyadoo dhawaan magaalada Muqdisho uu ka dhacay shir madaxeedkii IGAD ayaa waxaa kasoo qeybgalay madax kala duwan oo ka socday dalalka Urur gobaleedka Igad waxaana Somalia Shirkaasi kaga qeybgalay Xasan sheekh.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Barnaamijka Faaliyaha Qaranka ee ka baxa TV-ga Universal ayaa lagu soo bandhigay Muuqaal ka turjumaya Madaxda Maamul gobaleedyada Somalia Sida C/weli Gaas, Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo isku dayay in ay ka qeybgalaan shirkaasi IGAD iyo waxa ku qabsaday banaanka hore hotelkii shirka uu ka socday.


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Sh Xasan Dahir Aweys oo Al-Shabaab si xun u karbaasay,kana baxay ururka
- Apr 25, 2018

Qarax Lala Eegtay Kolonyo Ay La Socdeen Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Jubbaland
- Apr 25, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa wax ay sheegayaan in qarax  lala ...
Dowladda Spain Oo Loolan Ugu Jirta Taliska Dhexe Ee Hawlgalka La-Dagaalanka Burcad-Baddeeda Soomaalida
- Apr 25, 2018
Dowladda Spain ayaa doonaysa in Xarunta Dhexe ee Taliska Hawlgalka Midowga Europe ee La-dagaalanka ...
Al Shabaab Oo Weeraray Fariisin AMISOM Ay Ku Leeyihiin Duleedka Muqdisho
- Apr 24, 2018
Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in Xalay weerar ay ...
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaab
- Apr 23, 2018
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaa Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda, General ...
Markab ay saaran yihiin qalabkii Milatariga Imaaraadka oo ka shiraacday dekeda Muqdisho
- Apr 23, 2018
Markab laga leeyahay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ...
Daawo: Mukhtaar Roobow.Shalay iyo Maanta.
- Apr 23, 2018

Dhalin yaro lagu afduubtay xeebaha Moqdisho
- Apr 22, 2018

Daawo Kaluumeesato lagu la. yahay xeebaha Moqdisho qaar kalena lagu laayay
- Apr 22, 2018
Dowlada Somalia oo aan ka hadleen dhibatada lagu haayo dadka ka kaluumesta xeebaha Moqdisho https://youtu.be/ccjMdp-82JA
Daawo Saudi Arabia oo Kaniisad weyn laga dhisaa ?
- Apr 22, 2018
Dowlada Saudi Arabia oo heshiis lagu hirgalinayo kaniisado laga dhisay dalkeeda la gashay Madax ...
Dag dag Daawo Saudi carabia oo dagal toosa ka bilowday caawa Qasrigii boqorka oo hareeresan
- Apr 21, 2018
https://youtu.be/_ZfebgzAED0
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Horey Loogala Laabtay Dhalshadda Dalka Norway Oo Laga Soo Masaafurinayo Iceland
- Apr 19, 2018
Mahad Abiib Maxamuud oo dalka Norway tegay isagoo 14-jir ah sannadkii 2000 ayaa la ...
Dag dag ciidan lagu Laayay duleedka Muqdisho.
- Apr 19, 2018
Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho koox hubeysan ayaa ...
Madaxweynaha Turkiga oo ku dhawaaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay
- Apr 19, 2018
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay doorasho Madaxweyne iyo mid Baarlamaan oo ...

- Apr 19, 2018
Hay’adda u dooda Xuquuqda Adaanaha ee Human Rights Watch waxay soo saartay War Dheer ...