+

War Saxaafadeed ku saabsan Dacwadda Badda Soomaaliya

Iyadoo uu wali socdo kiiskii dacwadda badda ee Soomaaliya ayaa dowladdu waxaa ay soo-jeedin afka ah ka samayn doontaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (“ICJ”) ee Magaalada Heague, Dalka Netherlands, taasoo qeyb ka ah diidmada hordhaca ah ee 7-dii October 2015 ay soo jeedisay dowladda Kenya ee ka dhanka ah kiiska calaamadaynta soohdinta badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda 28-kii August 2014.

Dowladda Soomaaliya waxaa ay weydiisan doontaa in ay Maxkamaddu diidmada hordhaca ah ee Dowladda Kenya ay go’aamiso in ay tahay waxba kama jiraan aan qiil haysan. Dowladda Soomaaliya ma rumaysna in Is-afgaradka 7-dii April 2009 dhexmaray Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Kenya uu sal u noqon karo hannaan lagu xalin karo khilaaf, iskaba daa in uu noqdo habka kaliya ee khilaaf lagu xalin karo. Sidaa darteed, Dowladda Soomaaliya ma aragto wax caqabad ah oo Maxkamadda u diidaya in ay qaaddo dacwaddaan. Dowladda Soomaaliya waxay aad ugu kalsoon tahay sharciyadda kiis-keeda, waxayna Maxkamadda uga fadhidaa go’aan xaq iyo cadaalad ku dhisan.

Labadaba Shacab ee Soomaaliya iyo Kenya waxa ay wadaagaan xiriir dhaqan iyo mid taariikheed oo qoto dheer oo meesha aanu ka saari karin khilaaf soo kala dhex gala. Xaqiiqadu waxa ay tahay in aayaha shucuubta Soomaaliya iyo Kenya uu yahay mid isku xiran. Sidaa darteed Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an in ay sii waddo in ay wadashaqeyn dhow la lahaato walaalaheeda Kenya si looga wada shaqeeyo arrimaha kale ee muhiimka ah ee labadda Dal iyo Gobolkaba.


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Daawo sababta xilka looga qaaday wasiirkii arimaha gudaha mr Juxa & Raisal wasaare Khayre oo noqday shaqsi fulinaayo danaha Dowlada Kenya wuxuuna garab ku siinaya Boobka Dhul badeedka somaalia ee leedahy oo hadda hor taal Maxkamada Caalamiga ah ee heeg
- Jan 9, 2018
Daawo sababta xilka looga qaaday wasiirkii arimaha gudaha mr Juxa & Raisal wasaare Khayre ...
DAAWO:XASUUQ LOO GEESTAY SOMAALIDII KU DHAX NOOLED GUDAHA OROMADA
- Jan 5, 2018
DAAWO:XASUUQ LOO GEESTAY SOMAALIDII KU DHAX NOOLED GUDAHA OROMADA https://youtu.be/--VTCoaDtTU
Daawo Cabdiraxman Cabdi.Shakuur oo ku dhawaaqay inuusan Maxkamada tagi doonon Barri
- Jan 2, 2018
Daawo Cabdiraxman Cabdi.Shakuur oo ku dhawaaqay inuusan Maxkamada tagi doonon Barri kuna sababayeeyay ineesan ...
Xisbiga C.raxman c.shakur oo Dacwad ka furtay maxkamada Gobolka Banadir
- Dec 31, 2017
Xisbiga C.raxman c.shakur oo Dacwad ka furtay maxkamada Gobolka Banadir https://youtu.be/WBNwZHr1eQQ
Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho
- Dec 31, 2017
Qarax culus oo inta badan laga wada maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu ...
Qeybdiid ‘’Dowladu ha cadeyso weerarkeyga dalka ma Imaaraadka ayaa maamusha ama iyada
- Dec 31, 2017
ciidamo Soomaali ka amar qaata  dowlada Imaaraatka Carabta ay weerar ku qaaden Hooyga uu ...
Yaa ka shaqeeyey Shirqoolka lagu Weeraray Guriga Cabdi Qaybdiid?
- Dec 30, 2017
Yaa ka shaqeeyey Shirqoolka lagu Weeraray Guriga Cabdi Qaybdiid? Xogtan waxaa la siiyey Guddigii Baaritaanka ...
Guddiga difaaca baarlamaanka ka shiraya darbiga dowlada Kenya ka dhiseyo Beledxaawo
- Dec 30, 2017
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in kulan uu maanta ka yeesho darbiga ...
Kenya oo sheegtay in duqeyn Maraykanka uu ka geystey Soomaaliya ay ku dhaawacmeen Alshabaab Kenyan ah
- Dec 30, 2017
Dowlada Kenya ayaa sheegtay duqeyn ay ciidamada Maraykanka ka fuliyeen gudaha dalka Soomaalya ay ...
Madaafiic lagu weeraray saldhig ay ciidamada Ethiopia ku leeyihiin Xudur
- Dec 29, 2017
Wararka ka imanaya degmada Xudur ee  xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in ururka Al-shabaab ...
Daawo: video xaqiiq ah yaa ku guulestay soo celinta Hawada Farmaajo mise Xasan Shiikh
- Dec 28, 2017
https://youtu.be/sg5oqmCMMZo
Daawo:video kashifaad ah yaa keenay qalabka lagu ilaalinayo Hawada Somaalia yaase dhagax dhigay goobta maanta xariga laga jaray
- Dec 28, 2017
Daawo kumuu ahaa qofkii ku guulestay soo celintii Hawada Somaalia Farmaajo mise Xasan shiikh https://youtu.be/sg5oqmCMMZo
Daawo :Xaqiiqda runta ah yaa soo celiyay hawada somaalia yuusa ahaa qofkii dhagax dhigay xarunta loogu tala galay in lagu ilaaliyo hawada Somaalia
- Dec 28, 2017
https://youtu.be/sg5oqmCMMZo
War dag dag ah dagaal hadda ka socdo deegano hoos tago
- Dec 28, 2017
Wararka aan ka heleeno gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegay in dagaal u dhxeeyo beelaha ...
DAAWO DACAAYADDA KOOXDA QIYAANO QARAN BARBAARIYE TV
- Dec 26, 2017
Daawo dacaayadda Farmaajo soo abaabulay BARBAARIYE TV