+

AKHRISO: Shaqsi Lama Filaan Looga Baqayo Inuu Noqdo Madaxweynaha Soomaaliya (Waa Kuma)

Waxaa jirta arrin aaney shacabka Soomaaliyeed aad ugu baraarugsaneyn islamarkaana ku saabsan doorashooyinka la filayo in sanadkaan dalka ay ka dhacaan.

Waxaa xilka madaxweyne u taagan musharraxiin badan oo qaarkood xilal soo qabtay aadna looga yaqaano guud ahaan dalka, hase yeeshee markaan waxaa si hoose usoo baxaya musharrax aaney dadka badi fahamsaneen.

 

Musharraxan waxaa lagu magacaabaa Jibrtiil Ibraahim Cabdulle, waxa uu madax ka ahaa hay’adda CRD oo Maraykanka taageerada siiyo, waxa uu na wada shaqeyn la leeyahay beesha caalamka.

Xogta ay heshaybarbaariye.com waxay sheegeysaa in musharraxan ballanqaad rasmi ah ka haysto beesha caalamka, islamarkaana sidoo kale uu taageero ka helay beelaha Soomaaliyeed badankooda.

Cabsida jirta waxa ay tahay in musharrax Jibriil uu lama filiaan ku noqdo madaxweyne sidii Xasan Sheekh uu lama filaanka ugu noqday madaxweynaha Soomaaliya.


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Puntland iyo Somaliland Oo Maxaabiis dagaal is dhaafsaday & Ceebta dhacday.
- Jul 19, 2018

Daawo Oromadii oo Ku dhaaraneysa In ay Soomalida Ka sifeyneyso Ethiopia Somali Galbeed.
- Jul 15, 2018

Daawo Mamulka Jubaland oo raacdeeyay Taliyaha guutada 43 oo soo Magacabay Madaxweyne Farmaajo
- Jul 13, 2018
https://youtu.be/tHwBLqFXl9Y
Wasiirkii hore ee Amniga oo sheegay in Ciidamada Xasilinta aanay sharciyad ku dhisneyn
- Jul 11, 2018
Wasiirkii hore ee Amniga Xukuumaddii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay ...
Daawo Ciidamo ka amar qaato Madaxweyne Farmaajo oo dhul boob ka bilaabay degmada Kaaran kuna Amraya Dadka Shacabka ah in Sabar loogoyinkoda kusoo warejiyaan
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/8ZwVKaBT6UA
Daawo qoomiyada Oromada oo mar kale xasuuq u geesatay dad Somali ah
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/HNe1c9lBe9c
Midowga Yurub oo kalsoonidii kala laabtay Dowlada Fedraalka Somalia sababtu mexee tahay aqriso
- Jul 10, 2018
Dowladda hadda jirtaa ee Soomaaliya oo ee hogaaminayo Madaxwyene Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa lagu ...
WarbixinFaarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido.
- Jul 6, 2018
Faarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido. Sida muuqata Madaxweyne Farmaajo ayaa wada tallaabo ...
Ethiopia iyo Qatar & Emirate oo ku Tartamaya Dekadaha Soomaaliya Sida ay Ula-
- Jul 3, 2018

Qalbi dhagax oo sheegay in Maamulka Farmaajo ka dambeeyeen dhiibistii, Abiy Axmedna soo daayey
- Jul 2, 2018

Daawo. Munasabadda 1-da Luulyo ee Muqdisho 2018
- Jul 1, 2018

Daawo Qalbi dhagax iyo Somalida Addis Ababa Sidii Madaxweyne loo soo dhaweeyay
- Jul 1, 2018

Dhagayso:C.kariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo diiday inuu ku Safro pasporka Ethiopia ugu dambeen muxuu ku safray
- Jun 29, 2018
https://youtu.be/0YDn0gEkd4A
DEG DEG. Raisal Wasaaraha Ethiopia Oo ka Badbaaday Qarax iyo Is kuday Dil Addis ababa.
- Jun 23, 2018

Daawo arxan darada dadka Oromada ah koox Oroma ah oo si arxan daro ah u dilayo wiil Somali ah
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/roFBOpr6gcI