+

TOPNEWS: RW Sharmaake oo Daaha ka rogay arrimo badan oo xasaasi ah

Ra`iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo dadweyne kala qeybgalay Kulan lagu gor-feynayay Arrimaha Siyaasada oo su`aalo badan lagu weydiiyey ayaa ka jawaabay su`aalo la xariira arrimaha doorashooyinka dalka iyo doorka ay ku leeyihiin.

Mr, Sharmaake wuxuu iska fogeeyey in uu wax lug ah ku leeyahay amarada lagu caburinayo Saxaafadda & Siyaasiinta Musharaxiinta ah, wuxuuna sheegay in ay taasi tahay talaabo ku gaar ah cidii aan qabin kalsooni siyaasadeed.

Ra’iisulwasaaruhu wuxuu kaloo sheegay in loo siman yahay tabinta Warbaahinta, Banaanbaxyada, tartanka doorashada & Hantida Ummadda oo aan cidna ku gali Karin, wuxuu dhaliilay cid kasta oo kamid ah dawladda oo arrimahaas lug ku yeelato.

Lacagaha lagala baxay Bangiga Dhexe ayaa la weydiiyey wuxuu si cad u diidey ku lug lahaanshaha, isagoo sheegay in uu maqlayay wararka sheegaya in Lacag la dhacay, laakiin uusan u bogin qaabka ilaa hadda loo sheegayo iyo baaris la`aan aan lagu sameyn cidii ka dambeysay arrimahan.

Mar la weydiiyey sida ay ku dhici karto doorasho xor iyo xalaal ah, wuxuu sheegay in ay Xukuumaddiisu diyaarisey wax kasta oo ay u arkayaan in ay doorashadaas ku noqon karto tii ay sugayeen Shacabka Soomaaliyeed, ayna jiraan dad Siyaasiin xildoon ah oo isku dayaya in ay dhinace u rogaan, balse wuxuu sheegay in aysan taasi socon doonin.


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Puntland iyo Somaliland Oo Maxaabiis dagaal is dhaafsaday & Ceebta dhacday.
- Jul 19, 2018

Daawo Oromadii oo Ku dhaaraneysa In ay Soomalida Ka sifeyneyso Ethiopia Somali Galbeed.
- Jul 15, 2018

Daawo Mamulka Jubaland oo raacdeeyay Taliyaha guutada 43 oo soo Magacabay Madaxweyne Farmaajo
- Jul 13, 2018
https://youtu.be/tHwBLqFXl9Y
Wasiirkii hore ee Amniga oo sheegay in Ciidamada Xasilinta aanay sharciyad ku dhisneyn
- Jul 11, 2018
Wasiirkii hore ee Amniga Xukuumaddii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay ...
Daawo Ciidamo ka amar qaato Madaxweyne Farmaajo oo dhul boob ka bilaabay degmada Kaaran kuna Amraya Dadka Shacabka ah in Sabar loogoyinkoda kusoo warejiyaan
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/8ZwVKaBT6UA
Daawo qoomiyada Oromada oo mar kale xasuuq u geesatay dad Somali ah
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/HNe1c9lBe9c
Midowga Yurub oo kalsoonidii kala laabtay Dowlada Fedraalka Somalia sababtu mexee tahay aqriso
- Jul 10, 2018
Dowladda hadda jirtaa ee Soomaaliya oo ee hogaaminayo Madaxwyene Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa lagu ...
WarbixinFaarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido.
- Jul 6, 2018
Faarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido. Sida muuqata Madaxweyne Farmaajo ayaa wada tallaabo ...
Ethiopia iyo Qatar & Emirate oo ku Tartamaya Dekadaha Soomaaliya Sida ay Ula-
- Jul 3, 2018

Qalbi dhagax oo sheegay in Maamulka Farmaajo ka dambeeyeen dhiibistii, Abiy Axmedna soo daayey
- Jul 2, 2018

Daawo. Munasabadda 1-da Luulyo ee Muqdisho 2018
- Jul 1, 2018

Daawo Qalbi dhagax iyo Somalida Addis Ababa Sidii Madaxweyne loo soo dhaweeyay
- Jul 1, 2018

Dhagayso:C.kariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo diiday inuu ku Safro pasporka Ethiopia ugu dambeen muxuu ku safray
- Jun 29, 2018
https://youtu.be/0YDn0gEkd4A
DEG DEG. Raisal Wasaaraha Ethiopia Oo ka Badbaaday Qarax iyo Is kuday Dil Addis ababa.
- Jun 23, 2018

Daawo arxan darada dadka Oromada ah koox Oroma ah oo si arxan daro ah u dilayo wiil Somali ah
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/roFBOpr6gcI