+

DHAGEYSO:- Qareenada Soomaaliya oo mar kale Jawaab culus siiyay Kenya, Meeshana ka saaray Been abuurka iyo Boobka lagu dhacayo Badda

Soomaaliya ayaa maanta mar kale la dhageystay Maxkamada Cadaaladda ee Caalamka waxaana Soomaaliya ay muujisay geesinimo wayn. Qareenada u doodaya Soomaaliya ayaa Maxkamada keenay Jawaabo cad cad oo ay ka keeneen doodii been abuurka ahayd ee Kenya.

Dr. Axmed Cali Daahir ayaa warbaahinta la hadlay markii ay maxkamadda soo dhamaatay.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA.

Dhegeysiga dacwadda Hague ee Soomaaliya iyo Kenya u dhexeysaa labo mid uun bay noqon: in sida Kenya rabto ay noqoto Oo maxakamaddu laasho kiiska Oo ay soo jeediso in ay bannaanka Ku dhamaystaan ama in ay sida Soomaaliya codsatay yeesho maxakamaddu Oo ay aqbasho dabadeedna go’aan ka gaarto.

Haddaba haddii maxamaddu dacwadda aqbasho Oo go’aan ka gaarto labo midkood weeye:

1.in labada dal mid ka mid ah loo wada xukumo
2.ama in labada dal loo qaybsho

Haddaba haddii ay saas wax u dhacaan, kenya haddii badda loo wada xukumo ama qayb ahaan la siiyo mar kasta faa,iido bay qabtaa Oo dhul aysan lahayn bay heshay. Haddii sida xaqu yahay Soomaaliya loo xukumo, waxba ma lumineyso Oo awalba boob iyo dhac bay waddey.

Haddaba sida aan aragno haddii aanu wax khasaaro ah ka soo gaarayn kenya xukunka maxakamadda (verdict), maxay Kenya kalsooni ugu qabiweyday Maxakamadda Oo ay u dooneysaa in bannaanka lagu Kala boxo?

Jawaabta weyddiintan iyada Oo kooban oo cad Oo aan mugdi jirin waxay tahay: Kenya waxay kalsooni 100% ah Ku qabtaa in ay ciiddaas ka badan yihiin siyaasiinta Soomaalida ah ee diyaarka u ah in ay Kenya kaga beddeshaan shilmaan ama dano kale Oo shikhsi ah sida kuwa saxiixay waraaqda Kenya ay cuskanayso hadda taas (MOU) oo ah Waxa kaliya ee ay Ku doodeyso. Si kale haddii aan u dhigno, kalsoonida 100% ah ee Kenya ay siyaasiinta soomaalida Ku qabto Kuma qabto ICJ Oo sababta Oo ah iyada gacanteeda Kuma jirto maxakamadda caddaalladda adduunka.

Aqoonta iyo waayo-aragnimada Kenya u leedahay siyaasiinta soomalida baa waxay Ku dhalisay Kenya in ay Ku dhiirrato in ay Ku dooddo bannaanka baa annaga noo roon Oo aan dhulkooda kula wereegi karnaa.

 


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Al Shabaab Oo Weeraray Fariisin AMISOM Ay Ku Leeyihiin Duleedka Muqdisho
- Apr 24, 2018
Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in Xalay weerar ay ...
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaab
- Apr 23, 2018
Uganda Oo Sheegtay Inaysan Ciiddankooda Iska Difaaci Karin Al-Shabaa Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda, General ...
Markab ay saaran yihiin qalabkii Milatariga Imaaraadka oo ka shiraacday dekeda Muqdisho
- Apr 23, 2018
Markab laga leeyahay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ...
Daawo: Mukhtaar Roobow.Shalay iyo Maanta.
- Apr 23, 2018

Dhalin yaro lagu afduubtay xeebaha Moqdisho
- Apr 22, 2018

Daawo Kaluumeesato lagu la. yahay xeebaha Moqdisho qaar kalena lagu laayay
- Apr 22, 2018
Dowlada Somalia oo aan ka hadleen dhibatada lagu haayo dadka ka kaluumesta xeebaha Moqdisho https://youtu.be/ccjMdp-82JA
Daawo Saudi Arabia oo Kaniisad weyn laga dhisaa ?
- Apr 22, 2018
Dowlada Saudi Arabia oo heshiis lagu hirgalinayo kaniisado laga dhisay dalkeeda la gashay Madax ...
Dag dag Daawo Saudi carabia oo dagal toosa ka bilowday caawa Qasrigii boqorka oo hareeresan
- Apr 21, 2018
https://youtu.be/_ZfebgzAED0
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Horey Loogala Laabtay Dhalshadda Dalka Norway Oo Laga Soo Masaafurinayo Iceland
- Apr 19, 2018
Mahad Abiib Maxamuud oo dalka Norway tegay isagoo 14-jir ah sannadkii 2000 ayaa la ...
Dag dag ciidan lagu Laayay duleedka Muqdisho.
- Apr 19, 2018
Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho koox hubeysan ayaa ...
Madaxweynaha Turkiga oo ku dhawaaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay
- Apr 19, 2018
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay doorasho Madaxweyne iyo mid Baarlamaan oo ...

- Apr 19, 2018
Hay’adda u dooda Xuquuqda Adaanaha ee Human Rights Watch waxay soo saartay War Dheer ...
Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un oo kulmaya
- Apr 19, 2018
    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markii u horeysay xaqiijiyay in wada hadal toos ah ...
Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo ku xirtay Dekeda Muqdisho
- Apr 18, 2018
Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta ayaa shalay ku xirtay Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho, ...
C/wali Gaas “Lacagtii lagu qabtay Muqdisho, 3.6 milyan waxaa loogu tala galay Ciidamada Puntland”
- Apr 17, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in lacagtii 8-dii bishan lagu qabtay ...