+

DAAWO:- R/wasaare Cumar Cabdirashiid oo Dhuunta u galay Xasan Sheekh Kana horyimid Qorshe uu ku heli rabay Xildhibaano badan

 

R/wasaaraha Soomaaliya ayaa si cad kaga horyimid qorshe uu watay Xasan sheekh oo uu ku doonayay in xildhibaanada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe lagu soo xulo Muqdisho, si uu kaga faa’iideesto xubnahaas, Waxaana Guddiga Doorashada oo la shaqaynaya Madaxweynaha ay sheegeen in xildhibaanada labadaasi gobal lagu soo diyaarinayo Muqdisho.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Ra’iisul  Wasaaraha Dowladda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashidi Cali Sharma’arke  ayaa sheegay in Go’aan kagaaaridda goobta lagu qabanayo   Doorashada  Xildhibaanadda  Goboladda hiiran iyo Sh,Dhexe  ay tahay mid u talla  Dowladda Federaalka , Guddiga Doorashadda dad-banna  looga bahan yahay uun in ay wada tashi la yeeshaan  Isimada ugu jira 2da  Gobol odayaasha 135, dabadeedna dib ugu soo celiyaan Dowladda Federaalka natijada ka soo baxa tashi ay la sameeyeen odayaasha dhaqanka ee goballadaas.

 

“ Waxaan u mahadcelinaya oo aan Bogaadinayaa howsha  wanaagsan ee ay wadaan Guddiga Doorashadda 2016 , hayeeshee waxaan  rabaa inan faro oo an u cadeeyo  Guddiga  in ay ilaaliyaan  Go’anadii lagu gaaray Madasha hogaamiyaasha Qaranka ,oo lagu cadeyey in  Go’aan ka gaaridda goobta lagu qabanayo  Doorashadda Xildhibaanadda  Goboladda Hiiraan iyo Sh, Dhexe oo ahayd  mid  u taalla Dowladda federaalka Soomaaliya “ ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku booriyey  Guddiga doorashadda in ay wada tashi la yeshaan dhammaan  odayaasha dhaqanka ee  ugu jira ggoboladda Hiiran iyo Sh. Dhexe  135 oday  uguna tagaan  goob kasta oo ay jogaan , isla markaana ay Dowladda Federaalka u soo  gudbiyaan natiijadda ka soo baxda wada tashigaas sidii horay loogu heshiiyey.

 

xasan-seekh


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Puntland iyo Somaliland Oo Maxaabiis dagaal is dhaafsaday & Ceebta dhacday.
- Jul 19, 2018

Daawo Oromadii oo Ku dhaaraneysa In ay Soomalida Ka sifeyneyso Ethiopia Somali Galbeed.
- Jul 15, 2018

Daawo Mamulka Jubaland oo raacdeeyay Taliyaha guutada 43 oo soo Magacabay Madaxweyne Farmaajo
- Jul 13, 2018
https://youtu.be/tHwBLqFXl9Y
Wasiirkii hore ee Amniga oo sheegay in Ciidamada Xasilinta aanay sharciyad ku dhisneyn
- Jul 11, 2018
Wasiirkii hore ee Amniga Xukuumaddii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay ...
Daawo Ciidamo ka amar qaato Madaxweyne Farmaajo oo dhul boob ka bilaabay degmada Kaaran kuna Amraya Dadka Shacabka ah in Sabar loogoyinkoda kusoo warejiyaan
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/8ZwVKaBT6UA
Daawo qoomiyada Oromada oo mar kale xasuuq u geesatay dad Somali ah
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/HNe1c9lBe9c
Midowga Yurub oo kalsoonidii kala laabtay Dowlada Fedraalka Somalia sababtu mexee tahay aqriso
- Jul 10, 2018
Dowladda hadda jirtaa ee Soomaaliya oo ee hogaaminayo Madaxwyene Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa lagu ...
WarbixinFaarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido.
- Jul 6, 2018
Faarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido. Sida muuqata Madaxweyne Farmaajo ayaa wada tallaabo ...
Ethiopia iyo Qatar & Emirate oo ku Tartamaya Dekadaha Soomaaliya Sida ay Ula-
- Jul 3, 2018

Qalbi dhagax oo sheegay in Maamulka Farmaajo ka dambeeyeen dhiibistii, Abiy Axmedna soo daayey
- Jul 2, 2018

Daawo. Munasabadda 1-da Luulyo ee Muqdisho 2018
- Jul 1, 2018

Daawo Qalbi dhagax iyo Somalida Addis Ababa Sidii Madaxweyne loo soo dhaweeyay
- Jul 1, 2018

Dhagayso:C.kariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo diiday inuu ku Safro pasporka Ethiopia ugu dambeen muxuu ku safray
- Jun 29, 2018
https://youtu.be/0YDn0gEkd4A
DEG DEG. Raisal Wasaaraha Ethiopia Oo ka Badbaaday Qarax iyo Is kuday Dil Addis ababa.
- Jun 23, 2018

Daawo arxan darada dadka Oromada ah koox Oroma ah oo si arxan daro ah u dilayo wiil Somali ah
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/roFBOpr6gcI