+

Hay’adaha ammaanka oo aqoonsaday ninkii isku qarxiyay xerada General Kaahiye

Muqdisho :Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre) ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Qaraxii ka dhacay General Kaahiye, heshiis Wasaaradda Maaliyadda ay ku soo gashay Nairobi, Tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir iyo arrimo kale.

Kualanka ayaa intii uu socday waxaa warbixino looga dhageystay qaar ka tirsan Wasiirada Xukuumadda Federaalka, kuwaasi oo ka hadlay halka ay marayaan howlaha Wasaaradahooda.

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dhibaatadii saakay ka dhacday Dugsiga Tababarka General Kaahiye, halkaasi oo uu isku qarxiyay nin ku soo labistay dharka Ciidanka, waxayna Golaha Wasiirada Askartii ku geeryootay Alle uga baryeen in Janadii Fardowsa uu ka waraabiyo, halka kuwii ku dhaawacmayna ay u rajeeyeen caafimaad deg deg ah, Qaraxaasi waxaa ku geeryootay 17 Askari, sidoo kale waxaa dhaawac uu ka soo gaaray 17 kale.

Sidoo kale Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa sheegay in maanta la baajiyay cayaartii dhexmari laheyd kooxaha Jubbaland iyo Galmudug, iyaga oo tilmaamay in dhibaatada lala qeybsanayo qoysaska ay dhibaatada soo gaartay.

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/laahi Xaamud oo kulanka kadib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay Hay’adaha ammaanka in ay aqoonsadeen ninkii isku qarxiyay xerada Gen. Kaahiye, wixii kalena dib laga soo sheegi doono.




Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Puntland iyo Somaliland Oo Maxaabiis dagaal is dhaafsaday & Ceebta dhacday.
- Jul 19, 2018

Daawo Oromadii oo Ku dhaaraneysa In ay Soomalida Ka sifeyneyso Ethiopia Somali Galbeed.
- Jul 15, 2018

Daawo Mamulka Jubaland oo raacdeeyay Taliyaha guutada 43 oo soo Magacabay Madaxweyne Farmaajo
- Jul 13, 2018
https://youtu.be/tHwBLqFXl9Y
Wasiirkii hore ee Amniga oo sheegay in Ciidamada Xasilinta aanay sharciyad ku dhisneyn
- Jul 11, 2018
Wasiirkii hore ee Amniga Xukuumaddii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay ...
Daawo Ciidamo ka amar qaato Madaxweyne Farmaajo oo dhul boob ka bilaabay degmada Kaaran kuna Amraya Dadka Shacabka ah in Sabar loogoyinkoda kusoo warejiyaan
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/8ZwVKaBT6UA
Daawo qoomiyada Oromada oo mar kale xasuuq u geesatay dad Somali ah
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/HNe1c9lBe9c
Midowga Yurub oo kalsoonidii kala laabtay Dowlada Fedraalka Somalia sababtu mexee tahay aqriso
- Jul 10, 2018
Dowladda hadda jirtaa ee Soomaaliya oo ee hogaaminayo Madaxwyene Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa lagu ...
WarbixinFaarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido.
- Jul 6, 2018
Faarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido. Sida muuqata Madaxweyne Farmaajo ayaa wada tallaabo ...
Ethiopia iyo Qatar & Emirate oo ku Tartamaya Dekadaha Soomaaliya Sida ay Ula-
- Jul 3, 2018

Qalbi dhagax oo sheegay in Maamulka Farmaajo ka dambeeyeen dhiibistii, Abiy Axmedna soo daayey
- Jul 2, 2018

Daawo. Munasabadda 1-da Luulyo ee Muqdisho 2018
- Jul 1, 2018

Daawo Qalbi dhagax iyo Somalida Addis Ababa Sidii Madaxweyne loo soo dhaweeyay
- Jul 1, 2018

Dhagayso:C.kariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo diiday inuu ku Safro pasporka Ethiopia ugu dambeen muxuu ku safray
- Jun 29, 2018
https://youtu.be/0YDn0gEkd4A
DEG DEG. Raisal Wasaaraha Ethiopia Oo ka Badbaaday Qarax iyo Is kuday Dil Addis ababa.
- Jun 23, 2018

Daawo arxan darada dadka Oromada ah koox Oroma ah oo si arxan daro ah u dilayo wiil Somali ah
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/roFBOpr6gcI