+

Xildhibaanadii Ugu Badnaa oo Saxiixay Mooshin Xilka Loogu Qaado Farmaajo

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah xildhibannada mucaaradka ku ah hoggaanka dowladda Soomaaliya  oo la hadlay Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa sheegay inay dalbadeen dib u furista kulamaddda Baarlamaanka Soomaliya iyagoo wada Mooshin ay xilka ugu qaadayaan Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaliya.

Mahad salaad ayaa sheegay iney garayaan xildhibaanada wada mooshinka ilaa 96 xildhibaan, kadib kulamo kala gedisan oo ay ku yeesheen Magaalada muqdisho ay isku afgarteen iney gudbiyaan mooshinkaan oo la doonayo in taladada looga tuuro Farmajo.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Warqadda codsiga in uu guddonka dib u furo kal fadhiga Baarlamaanka ay diyaariyeen walina aysan u gudbin Guddoonka,balse ay rajeynayaan iney dhawaan gudbiyaan.

Soo shaac bixida mooshinkaan ayaa kusoo beegmaya xili madaxda dalka ay ciidamo u direen guri uu deganaa siyaasiga cabdiraxmaan cabdishakuur kana mid ah xisbiga mucaaradka ee Wadajir, waxaa halkaas lagu dilay 5-ruux.

Arrimaha lagu heysto madaxweyne Farmaajo ee mooshinka xil ka qaadista loogu diyaariyey ayuu xildhibaan Mahad Salaad ku sheegay:

1- Inuu dastuurka ku xad gudbay

2- Khiyaano Qaran

3- Burburinta dowlad goboleedyada iyo eedemo kale la soco wixii kusoo kordha

Waxaa soo diyaariyay warbixintan Ali Aadan Hashi


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Puntland iyo Somaliland Oo Maxaabiis dagaal is dhaafsaday & Ceebta dhacday.
- Jul 19, 2018

Daawo Oromadii oo Ku dhaaraneysa In ay Soomalida Ka sifeyneyso Ethiopia Somali Galbeed.
- Jul 15, 2018

Daawo Mamulka Jubaland oo raacdeeyay Taliyaha guutada 43 oo soo Magacabay Madaxweyne Farmaajo
- Jul 13, 2018
https://youtu.be/tHwBLqFXl9Y
Wasiirkii hore ee Amniga oo sheegay in Ciidamada Xasilinta aanay sharciyad ku dhisneyn
- Jul 11, 2018
Wasiirkii hore ee Amniga Xukuumaddii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay ...
Daawo Ciidamo ka amar qaato Madaxweyne Farmaajo oo dhul boob ka bilaabay degmada Kaaran kuna Amraya Dadka Shacabka ah in Sabar loogoyinkoda kusoo warejiyaan
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/8ZwVKaBT6UA
Daawo qoomiyada Oromada oo mar kale xasuuq u geesatay dad Somali ah
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/HNe1c9lBe9c
Midowga Yurub oo kalsoonidii kala laabtay Dowlada Fedraalka Somalia sababtu mexee tahay aqriso
- Jul 10, 2018
Dowladda hadda jirtaa ee Soomaaliya oo ee hogaaminayo Madaxwyene Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa lagu ...
WarbixinFaarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido.
- Jul 6, 2018
Faarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido. Sida muuqata Madaxweyne Farmaajo ayaa wada tallaabo ...
Ethiopia iyo Qatar & Emirate oo ku Tartamaya Dekadaha Soomaaliya Sida ay Ula-
- Jul 3, 2018

Qalbi dhagax oo sheegay in Maamulka Farmaajo ka dambeeyeen dhiibistii, Abiy Axmedna soo daayey
- Jul 2, 2018

Daawo. Munasabadda 1-da Luulyo ee Muqdisho 2018
- Jul 1, 2018

Daawo Qalbi dhagax iyo Somalida Addis Ababa Sidii Madaxweyne loo soo dhaweeyay
- Jul 1, 2018

Dhagayso:C.kariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo diiday inuu ku Safro pasporka Ethiopia ugu dambeen muxuu ku safray
- Jun 29, 2018
https://youtu.be/0YDn0gEkd4A
DEG DEG. Raisal Wasaaraha Ethiopia Oo ka Badbaaday Qarax iyo Is kuday Dil Addis ababa.
- Jun 23, 2018

Daawo arxan darada dadka Oromada ah koox Oroma ah oo si arxan daro ah u dilayo wiil Somali ah
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/roFBOpr6gcI