+

Qeybdiid ‘’Dowladu ha cadeyso weerarkeyga dalka ma Imaaraadka ayaa maamusha ama iyada

ciidamo Soomaali ka amar qaata  dowlada Imaaraatka Carabta ay weerar ku qaaden Hooyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Senator Cabdi Xasan Cawaale ‘’Qaybdiid’’, ayaa waxaa weerarkaasi markale ka hadlay Senator-ka.

Senator Qaybdiid oo la hadlaayay Idaacada VOA laanteeda Afka Soomaaliga ayaa sheegay in meel looga dhacay Xasaanada isla markaana Hooygiisa la weeraray amar la’aan.

Senator Cabdi Xasan Cawaale, waxa uu sheegay inaanu aheyn qof shacab ah, balse uu yahay Senator ahna Guddoomiyaha Guddiga dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa uu Qeybdiid tilmaamay in shaqsiga xasaanada leh ay mamnuuc ka tahay in lagu xadgudbo ama lagu qaado weerar iyo wixii lamid ah baaritaano aan daruuri aheyn.

Qeybdiid oo la hadlaayay VOA ayaa yiri ‘’Wixii sharciga uu qabay ayaa loo qaatay qaab cagsi ah anigu waxaan leeyahay xasaanad cidna iguma soo xadgudbi karto iskaba daaye in weerar lagu soo qaado Hooyga ay ku noolyihiin xaaska iyo carruurteyda’’

Qeybdiid waxa uu Su’aal ka keenay sababta ay ciidamo daacad u ah Imaaraatka u weerareen Hooygiisa, waxa uuna cod dheer ku sheegay in dowlada Federaalka uu ka doonaayo inay cadeyso in lala maamulo dalka iyo inay iyada maamusho.

Qeybdiid, waxa uu tilmaamay inaanu maankiisa galin in magaalada Muqdisho ay ka jirto awood aan aheyn tan dowlada waxa uuna dowlada Federaalka ah ka dalbaday inay cadeyso goorta Imaaraadku qabsaday dalka.

Nuqul kamid ah hadalka Qeybdiid ayaa ahaa ‘’Waxaa sharci darro ah in ciidan aan Dowladdii Somaliyeed ka tirsanayn inay aniga i baaraan, haddee waxaa weeye sidee ku yimaadeen gurigeyga, ma Emirate baa dalka haysta’’?

Waxa uu intaa raaciyay ‘’Waxaan rabaa inaan u daayo baaris illaa ay dhacdo. Ciidamada Nabad Suggida iyo Militariga kulli way yimaadeen, ayagaana hadda ka war dhawreynaa.

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha ciidamada Militeriga ayaa ku dhawaaqay baaritaano degdeg ah, waxaana kiiskaas baaritaanka ugu horeeya ku bilaabay Taliska ciidamada Militeriga.

Dhainaca kale, dowlada Federaalka ayaa laga sugayaa natiijada baaritaanka waxaana lagu wadaa in gudaha asbuucan lasoo saari doono wixii kasoo baxa barista socta.h


Shabakada Barbaariye Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Puntland iyo Somaliland Oo Maxaabiis dagaal is dhaafsaday & Ceebta dhacday.
- Jul 19, 2018

Daawo Oromadii oo Ku dhaaraneysa In ay Soomalida Ka sifeyneyso Ethiopia Somali Galbeed.
- Jul 15, 2018

Daawo Mamulka Jubaland oo raacdeeyay Taliyaha guutada 43 oo soo Magacabay Madaxweyne Farmaajo
- Jul 13, 2018
https://youtu.be/tHwBLqFXl9Y
Wasiirkii hore ee Amniga oo sheegay in Ciidamada Xasilinta aanay sharciyad ku dhisneyn
- Jul 11, 2018
Wasiirkii hore ee Amniga Xukuumaddii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay ...
Daawo Ciidamo ka amar qaato Madaxweyne Farmaajo oo dhul boob ka bilaabay degmada Kaaran kuna Amraya Dadka Shacabka ah in Sabar loogoyinkoda kusoo warejiyaan
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/8ZwVKaBT6UA
Daawo qoomiyada Oromada oo mar kale xasuuq u geesatay dad Somali ah
- Jul 10, 2018
https://youtu.be/HNe1c9lBe9c
Midowga Yurub oo kalsoonidii kala laabtay Dowlada Fedraalka Somalia sababtu mexee tahay aqriso
- Jul 10, 2018
Dowladda hadda jirtaa ee Soomaaliya oo ee hogaaminayo Madaxwyene Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa lagu ...
WarbixinFaarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido.
- Jul 6, 2018
Faarax Macalinoow Nin Ku dilay Har kuuma Jiido. Sida muuqata Madaxweyne Farmaajo ayaa wada tallaabo ...
Ethiopia iyo Qatar & Emirate oo ku Tartamaya Dekadaha Soomaaliya Sida ay Ula-
- Jul 3, 2018

Qalbi dhagax oo sheegay in Maamulka Farmaajo ka dambeeyeen dhiibistii, Abiy Axmedna soo daayey
- Jul 2, 2018

Daawo. Munasabadda 1-da Luulyo ee Muqdisho 2018
- Jul 1, 2018

Daawo Qalbi dhagax iyo Somalida Addis Ababa Sidii Madaxweyne loo soo dhaweeyay
- Jul 1, 2018

Dhagayso:C.kariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo diiday inuu ku Safro pasporka Ethiopia ugu dambeen muxuu ku safray
- Jun 29, 2018
https://youtu.be/0YDn0gEkd4A
DEG DEG. Raisal Wasaaraha Ethiopia Oo ka Badbaaday Qarax iyo Is kuday Dil Addis ababa.
- Jun 23, 2018

Daawo arxan darada dadka Oromada ah koox Oroma ah oo si arxan daro ah u dilayo wiil Somali ah
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/roFBOpr6gcI